Iftiin Baa Ii Soo Baxay – Ibrahim Hirsi
Awel horuu nagu dhacay cudurkuu, oodda nagu rogayeKedis buu ahaa isbeddelkuu, iyo lama filaaneAlla muxuu na oof jabiyey oo, aakhiro noo jeediyey Abaaroow guriga gegida haddaa, argagax taalaayeKala seegtay hooyo iyo ilmo, aqalku waa yaabeDunidiyo arliga baa rogan waa, xaal aduuneed’e Maxaa ab iyo tagay hooyo iyo, odayo waaweeyne Maxaa dhalin agoomoobay iyo, cunug ababin weliyeMaxaa…